Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Cusub ee xukuumada Soomaaliya oo maanta yimid Magaalada Muqdisho.

Maxamed_Cumar_Carte.jpg1Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan magacaabaay ra’iisul wasaaaraha Somalia, Maxamed Cumar Carte ayaa soo gaaray Muqdisho maanta oo Jimco ah; iyadoo garoonka diyaaradaha ay kusoo dhaweeyeen qaar ka mid ah golaha wasiirrada magacaaban, xildhibaanno, madaxda gobolka Banaadir iyo ururrada bulshada rayidka.
Continue reading

Allaha u raxmadee wasiirkii wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Somalia oo Maanta lagu Aasay Muqdisho.

Aaska.jpg3Allaha u raxmadee wasiirkii hore wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Somalia oo saaka geeriyooday ayaa duhurnimadii maanta la aasay, iyadoo aaskiisa ay ka qaybgaleen madax dowladda ka tirsan iyo xildhibaanno. Continue reading

Jaalliyada Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland oo Tacsi u diraysa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Colow Barow.

tacsi.jpg1Dhamaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland, iyagoo isku duuban waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Beesha Gaaljecel ee ku kala nool gudaha dalka Soomaaliya iyo wadamada dibadda, Gaar ahaan qoskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Colow Barow oo maanta si lama fillaan ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Continue reading

Sii-hayihii xilka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Soomaaliya oo maanta si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

wasiirka kaluumeysigaSii-hayihii xilka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Soomaaliya, Maxamed Coloow Baroow ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday maanta magaalada Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: