Posted on January 15, 2015 by SomaliSwiss
Xaflad tababarka loogu soo xirayay ilaa iyo 30 Bad-maax oo muddo lix maalin siminaar ugu socday Muqdisho, isla markaana ay iska kaashadeen Wasaaradda Kalluumeysiga, Hay’dda Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Jaamacadda Daarul Xikma ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bad-maaxiyaal loo soo xiray tababarka lagu baranayey bad-maaxnimo oo socday muddo lix maalin ah.
Posted on January 15, 2015 by SomaliSwiss
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo dood kulul ka yeeshay manta codsi ka yimid ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ahaa in dib loogu dhigo xilliga uu xukuumaddiisa la horkeenayo baarlamaanka, waxaana Mudanayaasha ay cod aqlabiyad ah ku diideen codsiga Ra’iisul wasaaraha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mudanayaasha Baarlamaanka oo diiday codsi ka yimid Ra’iisul wasaare Cumar.
Posted on January 15, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay kala wareegtay boqortooyada Sacuudi Carabiya Deeq daawa ah, waxaana loogu talo galay daawadaas in lagu caawiyo dadka taagta daran ee ku dhaqan deegaannaddii dhawaan laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab. HOOS KA DAAWO VIDEO DEEQDA.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo dowladda Soomaaliya ugu deeqday Daawa.
You must be logged in to post a comment.