Advertisements

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray Xarun Caafimaad iyo wado Jaay ah.

Muungaab.jpg21Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muunaab” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan degmada C/casiis ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jaray xarun caafimaad iyo waddo dhex martay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho oo dib u dayactir lagu sameeyay.
Continue reading

Advertisements

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyey in xukuumadda cusub la horkeeni doono Baarlamaanka horraanta todobaadka soo socda.

Guddoonka Barlamaanka.jpg1Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in horraanta todobaadka soo socda xukuumadda cusub la horkeeni doono baarlamaanka si codka kalsoonida ah loogu qaado.
Continue reading

Ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid oo sheegay inuu la farsiisan doono xildhibaannada dhaliilsan Xukuumaddiisa.

PM SomaliaRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay inuu la farsiisan doono xildhibaannada dhaliilsan Xukuumaddiisa, wuxuuna caddeeyey in xukuumaddiisa ay tahay mid dheelli-tiran, kana keenay xubnaheeda dhinacyadii uu khilaafka siyaasadeed uu u dhexeeyay, tasoo uu xusay inay qayb ka tahay qorshihiisa ku aaddan in deggenaasho siyaasadeed uu horseedo.
Continue reading

Ergayga IGAD ee Soomaaliya oo sheegay in Ururku soo Dhaweeyey Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid.

igadUrur-goboleedka IGAD ayaa markii ugu horreysya soo dhaweeyay xukuumadda uu soo dhisay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid, iyagoo sheegay inay la shaqeynayaan doonaan Xukuumada cusub ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: