Posted on January 13, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maalintii labaad magaalada Kigali ee dalka Rwanda ka socda shir ay isugu yimaadeen qurba-joogta Soomaaliyeed kuwaasi oo ka kala tagay wadamo badan oo adduunka ah, waxaana looga hadlayaa kaalinta ay ka qaadan dib u heshiisiinta iyo horumarka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Qurba-joogta ee ka Socday Caasimadda dalka Rwanda ee Kigali oo Maalintii labaad galay.
Posted on January 13, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa si buuxda u taageeray golaha wasiirrada cusub 48 Saac kadib ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo si buuxda u taageeray golaha wasiirrada cusub 48 Saac kadib.
Posted on January 13, 2015 by SomaliSwiss
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun adag ku ridey afar iyo toban qof oo lagu soo eedeeyey khiyaamo qaran iyo qaran dumis kadib markii ay ka qayb galeen shir dhowaan ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galguduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland oo xabsi daa’im ku xukuntey odayaal ka qayb galay shirkii Cadaado.
Posted on January 13, 2015 by SomaliSwiss
Shir lagu lafagurayey sidii wax looga qaban lahaa abaaraha Saameeyey gobollada Koonfur galabeed ee Soomaliyeed oo xaaladdo Bilaadinimo iyo kuwa kale ka jirto ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaana ka soo qeybgalay Odayaal Dhaqameed , Sayaasiyiin ,Aqoonyahano iyo marti sharaf kale.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Shir lagu lafagurayey abaaraha Saameeyey gobollada Koonfur galabeed dalka Soomaliya.
Posted on January 13, 2015 by SomaliSwiss
Suurta gal ma ahan in sanadka 2016ka ay dadka Soomaaliyeed ay u dareeraan Codbixin sax ah ee ay ku soo doorayaan dadkii matali lahaa, ifafaalahan ayaa soo ifbay kadib markii la sheeciyey magacyada Wasiirada Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Soomaali badan oo ka rajo dhacday inuu hirgalo Mashruuca higsiga 2016ka.
You must be logged in to post a comment.