Advertisements

Ra’iisal-wasaare Cumar Cabdirashii oo Xalay ku dhawaaqay Golaha wasiirada Cusub. (DHAGEYSO)

PM Somalia.jpg6

HOOS KA DHAGEYSO/AKHRI MAGACYADA Continue reading

Advertisements

Culumada Masjidka Al-khulafaa’uraashidiin ee magaalada zürich oo Soomaalida u qabtay Xaflad lagu waynaynayey dhalashadii Nabigeena CSWS.

mowliidka.jpg4Waxaa Maalintii Sabtida ahayd oo taariikhda ku beegnayd 10.01.2015 ay Culumada Masjidka Al-khulafaa’uraashidiin ee magaalada zürich u qabteen Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Kanton Zürich ee Dalka Switzerland Xaflad lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS.
Continue reading

Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Sidikou oo sheegay in Muqdisho ay ka jirto nabad la isku halleyn karo.

Danjire Maman S SidikouDanjire Maman S. Sidikou ayaa shirkii 53-aad ee wasiirada IGAD ay ku yeesheen Muqdisho ku tilmaamay inuu caddeyn u yahay isbedelka dhinacyada nabadda iyo siyaasadda Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: