Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guul ku tilmaamey qabsoomidda shirka wasiirada arrimaha dibedda ee waddamada ururka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan: Shirka IGAD waa guul u soo hooyatayUmadda Soomaaliya.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii ay ku yeesheen Muqdisho wasiirrada arrimaha dibadda ee ururka IGAD ayaa looga dalbaday caalamka in dowladda Soomaaliya laga taageero sidii howlaha u harsan ay u dhameystiri lahayd.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii IGAD ee Muqdisho oo laga soo saaray War-murtiyeedkii lagu Taageerayo Soomaaliya.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in shirkani fursad muhiim ah u yahay Soomaaliya oo markale dib usoo ceshatay sumacadii ay ku dhex lahayd bulshada caalamka gaar ahaan dalalka IGAD.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cumar oo soo gabagabeeyey shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
Siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay dalka ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho ku tilmaamay guul usoo hoyatay ummadda Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxdii hore ee Dowladihii KMG oo guul taariikhi ah ku tilmaamay shirkii IGAD ee lagu qabtay Dalka Soomaaliya.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa ugu horeyn shacabka Soomaaliyeed ugu mahaceliyay dulqaadka ay muujiyeen qabsoomidda shirka 53aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD, waxaana uu si gaar ah ciidamada amniga ee dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM ku bogaadiyay sida ay u xaqiijiyeen sugidda amniga caasimada.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Madaxweyneyaasha IGAD ay shir ku yeelan doonaan Muqdisho sanadkan gudihiisa.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa Saakay barqadii si rasmi ah uga furmay Hotelka SYL Shirkii Urur Goboleedka IGAD, halkaas kaas oo ay wada Fadhiyaan Wasiirada Arimaha Dibada Dowladaha Xubnaha ka ah Ururka IGAD, waxaana kulankan diirada lagu saarayaa Xaalada Dalka Somalia iyo wax yaabihii u qabsoomay Dowladda Federaalka ah Mudadii ay jirtay. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA SHIRKA.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo Saakay barqadii si rasmi ah uga furmay Hotelka SYL ee Muqdisho.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
VIDEO
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo tagitaanka wasiirada arrimaha dibada dowladaha IGAD ee tagay caasimadda Soomaaliya.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
VIDEO
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo Video shirka IGAD ee kafurmaya Muqdisho.
Posted on January 10, 2015 by SomaliSwiss
VIDEO
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka oo fariin udiray Shacabka.
You must be logged in to post a comment.