Hay‘adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya oo u dabaal degtay Sanadguuradii 45aad markii la Aas Aasay.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg3Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo caawa lagu qabtay Taliska Ciidanka sirdoonka iyo Nabadsugidda qaranka ee Degmada Shibis ayaa waxaa ka qeybgalay M.weynaha Jamhuuriyadda fadaraalka ah ee soomaaliya Xasan Sh Maxamuud,Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Iyo Nabadsugidda Qaranka C.raxmaan Maxamed Tuuryare, Qaar kamid ah Taliyaashii hore ee hayadda Soo maray, Continue reading

Dhammaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda Wadamada IGAD oo maanta soo gaaray Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

IGAD Ministers.jpg3Wasiirrada arrimaha dibadda waddamada IGAD ayaa Saaka ilaa gellinkii dambe ee maanta soo wada gaareen Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ammaanka garoonka iyo waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho si aad ah loo adkeeyay.
Continue reading

Madaxweynaha oo Mas’uuliyiinta Qaranka uga digay ku dhaqanka musuqa iyo ku xad-gudubka shaqaalaha.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg20Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay mudnaanta siin doonto la dagaalanka Musuqa iyo isla xisaabtanka. si looga hortago lunsiga dhaqaalaha iyo ku xad-gudubka shaqaalaha dowladda.
Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiirka dibadda JabuutiWafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: