Posted on January 8, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaaciysay in dalalka xubnaha ka ah urur-goboleedka IGAD ay Sabtida soo socota oo ku beegan 10-ka bishan Janaayo ay Muqdisho ku yeelan doonaan shirarkii caadiga ahaa ee ay yeelan jireen.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Shirka IGAD ee Muqdisho iyo Qorshaha lagu Xoojinayo Amniga.
Posted on January 8, 2015 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in Ammaanka Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada si aad ah loo adkeeyey, iyadoo sababta adkeynta amniga caasimadda lagu sheegay inay qayb ka tahay wasiirrada arimaha dibadda ee IGAD oo imaanaya Muqdisho, si ay shirkoodii ugu horreeyay ugu yeeshaan muddo 24-sano ka badan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ammaanka magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadooyinka Muhiimka ah oo Si aad ah loo adkeeyay.
Posted on January 8, 2015 by SomaliSwiss
Maamulka iyo Mucaaradka is-maamulka Somaliland ayaa si kull uga jawaabay dingiintii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay shalay u dirtay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo howl shidaal baaris iyo qodis ah ka wadda deegaanno ka tirsan gobolka Awdal.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka iyo Mucaaradka is-maamulka Somaliland oo si kulul uga jawaabay digniintii dowladda Soomaaliya.
Posted on January 8, 2015 by SomaliSwiss
Wafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi, Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalka Ethiopia Axmed Cabdisalaan Xaaji Wakiilka Midawga Afrika ee Soomaaliya Maman Sidikou, Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Mas’uuliyiin kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika.
You must be logged in to post a comment.