CHARLIE HEBDO: US NEWS MEDIA AVOID ISLAM CARTOONS LINKED TO DEADLY ATTACK.

Charlie-Hebdo-pris-pour-cibleLeading US news outlets mostly declined to show controversial cartoons of the Muslim Prophet Mohammad on Wednesday after suspected Islamist gunmen in Paris killed 12 people at the French satirical magazine Charlie Hebdo. Continue reading

Rag hubeysan oo 12 ruux oo isugu jira Askar & Wariyeyaal ku laayay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Charlie Hebdo attackRag iyagu wajiyada soo xirtay oo ku hubeysnaa qoryaha darandooriga u dhaca ayaa dilay ugu yaraan 12 qof markii ay weerareen xarunta Wargays lagu magacaabo Charlie Hebdo (magazine) oo laga leeyahay Faransiiska. Continue reading

Barnaamijka Xog Ogaal: Wasiirada loo sameeyay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. (VIDEO)

Calanka 3

HOOS KA DAAWO WARBIXIN DHEER

Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga amniga iyo nabadgalyada Midowga Afrika.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg18Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa maanta Muqdisho kula kulmay guddoomiyaha guddiga amniga iyo nabadgalyada Midowga Afrika, Ismail Chergui oo ay wehliyeen wakiilka AU-da ee arrimaha Somalia, danijre Maman S. Sidikou, Dr. El Ghasseim Wane, Jen. Jonathan Rono oo ah ku simaha taliyaha ciidamada lugta ee AMISOM iyo xubno kale oo Midowga Afrika ka tirsan.
Continue reading

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Soomaalia oo dalka Shiinaha ka dalbaday in Shirkadda ARC ay joojiso howlaha ay ka waddo dalka Soomaaliya

Astaanta QarankaWasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris iyo qodis uga wada Buuraha Simoodi ee Gobolka Awdal. ARC hawlaha sharci darrada ah ee ay wado waxay abuurtay xasilooni darro soo wajahday degaanadaas, kadib markii ay qoratay boqolaal meleeshiyaad ah oo ilaalinaya shirkadda iyo shaqaalaheeda islamarkasna ay bara kicisay dadkii iyo duunyadii deegaankaas ku noolaa.
Continue reading

Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo maanta barqadnimadii lagu qarxiyey gaarigiisa….

Qarax.jpg10Barqonimadii maanta ayaa waxaa gaari uu watay mid ka mid ah macallimiinta Jaamacadda SIMAD uu kula qarxay xaafadda Taleex ee degmada Hodan, iyadoo la sheegay in qaraxa uu ahaa mid gaariga lagu soo xiray.

Gaariga oo ahaa kuwa raaxada ayaa qaybta hore oo dhan ka qarxay, iyadoo la sheegayo in macallinkan oo lagu magacaabo, Cabdulxaliim Axmed Nuur kasoo gaaray qaraxa dhaawac culus.
Continue reading

Sii-hayaha wasaaradda garsoorka iyo Dastuurka Soomaaliya oo DhiggiisaTurkiga, kulan kula qaatay magaalada Ankara ee xarunta Turkiga.

Wasiirka cadaaladda.JPG2Sii-hayaha xilka wasaaradda garsoorka iyo arrimaha dastuurka Somalia, Faarax Sheekh C/qaadir ayaa dalka Turkiga ku joogo booqasho afar maalmood ah, isagoo kulan kula qaatay magaalada Ankara ee xarunta Turkiga dhigiisa dalkaas, Bekir Bozdag.
Continue reading

Magaalada Baardheere ee G/Gedo oo shalay Al-shabaab ku toogatay afar qof oo lagu eedeeyay basaasnimo.

baardheere-bartamahaMagaalada Baardheere ee G/Gedo ayaa shalay Al-shabaab ku toogatay afar qof oo lagu eedeeyay inay ahaayeen basaasiin la shaqeya Mareykanka, Itoobiya iyo dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana lagu toogtay meel fagaare ah. Continue reading

%d bloggers like this: