Saraakiisha Midowga Africa ee AMISOM oo maanta deeq daawo ah gaarsiisay Cisbitaalka magaalada Baledweyne ee G/Hiiraan.

Baladweyne.jpg5Saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa waxay maanta deeq daawo ah gaarsiiyay cisbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiran si wax loogu qabto bukaanada ku jira cisbitaalkaas. Continue reading

Shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe,

haweenka JowharShir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha ururada haweenka ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolkaasi. Continue reading

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay inuu soo Jeedin lahaa in Dastuurka KMG Soomaaliya dib loo Saxo.

Geelle JabuutiMadaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlayay khilaafaadka mar walba soo dhex-gala madaxda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo jeedin lahaa in wax laga bedelo meelaha uu ka qaldan yahay dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, si khilaafyada meesha looga saaro.
Continue reading

Dalka Jarmalka oo maanta ka billowday Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dadka soo-galootiga ah iyo diinta Islaamka.

Demo.jpg1Wararka ka imaanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in maanta ka billowday Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dadka soo-galootiga ah iyo diinta Islaamka, kuwaasoo ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Jarmalka.
Continue reading

%d bloggers like this: