Advertisements

Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya oo maanta adkeeyay Ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

BaaritaanCiidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyadoo lagu arkayey wadooyinka muhiimka ah ee magaalada ay ciidammo fara badan dhooban yihiin, iyagoo baaritaanno ku sameynaya gaadiidka gaarka loo leeyahay. Continue reading

Advertisements

Wariyeyaal ku Eedeeysanaa inay faafiyeen Warar been abuur ah oo maanta la horkeenay Maxkamad, balse ay baaqatay Maxkamadeyntood.

NUSOJWariyeyaashii idaacadaha Shabelle & SKY FM oo maanta loo ballansanaa Maxkamadeyntoodii ayaa baaqatay; kaddib markii uu maxkamadda soo xaadiri waayay Qareenkii u doodayay wariyeyaashan.
Continue reading

Xuska dhalashada Nabigeena Maxamad (CSWS) oo Xalay lagu qabtay magaalada Zürich ee dalka Switzerland.

Nabi Maxmed.jpg3Munaasabadan oo lagu weyneynayey dhalashada Nabigeenna Maxamad (CSWS) ayaa Xalay Fiidkii lagu qabtay magaalada Zürich ee Kanton Zürich.
Continue reading

Taariikh nololeedka Allaha u Naxariistee Sheekh Ibrahim Sheekh Amiin Sh. Xassan Barsane. (Dhageyso)

TACSITACSI TIIRAANYA LEH> INNAA LILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN SHEIKH IBRAHIM SHEIKH AMIN SH. XASAN BARSAME AYAA DHOWAAN KU GEERIYOODAY DEGMADA JILYAALE EE GOBOLKA SHABEELADA DHEXE. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading

%d bloggers like this: