Posted on January 4, 2015 by SomaliSwiss
Hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta idil ku raad-joogeen Gaariga la sheegay in uu geysan doono weerar argagixiso, ayaa qarxay kaddib markii ay ogaadeen ciidammadu gaarigaasi nooca uu yahay, iyadoo uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh xili uu ka cararayey ciidammada ammaanka oo ceyrsanayey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gaari is-miidaamin ah oo ku qarxay wadada Afisyooni oo geystay khasaare baaxad leh.
Posted on January 4, 2015 by SomaliSwiss
Siihayaha Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa maanta ka warbixyay waxqabadka Wasaaradda ee sanadkii tegay, isagoo dhanka kale kormeerey xarumo ay kamid tahay fiishabaraa ee taarigooyinka iyo leysimada lagu bixiyo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Siihayaha Wasiirka Gaadiidka oo sheegay in Soomaaliya ay si rasmi ula wareegtay hagidda Maamulka Hawadeeda.
Posted on January 4, 2015 by SomaliSwiss
Danjire Maman S. Sidikou oo shir jaraa’id ku qabtay saldhigga ugu weyn ee AMISOM ee Xalane ayaa waxa uu uga hadlay qorshyaasha howlgalka AMISOM iyo guulaha nabad ilaalinta laga gaaray sanadkii la soo dhaafay ee 2014. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga ugu weyn ee AMISOM ee Xalane.
Posted on January 4, 2015 by SomaliSwiss
Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Xareed) ayaa waxa uu maanta kormeer howleed ku tegay Jaamacadda SIU oo maanta Kun iyo todobo boqol arday oo ka mid ah ardayda dhigata kuliyadaha kala duwan oo u fadhiisatay Imtixaanka sanadlaha ah ee 2014-2015,wuxuuna mid mid u booqday fasalada ay ardaydu Imtixaanka loogu qaadayey.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo caddeeyey in Jaamacadda SIU ay qaaday tallaabo aad u muhiim ah oo hurumar leh.
You must be logged in to post a comment.