Advertisements

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)

hiiUjeedka munaasabada ayaa aheyd soo dhaweyn iyo taageerid loo sameeynayay Muna Xasan Maxamed oo dhawaan loo doortay Gudoomiyaha  Ururka Dhalinyarda Gobolka Hiiraan. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Sacuudiga.

Jawaari wafdi SacuudiGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda boqortooyada Sacuudiga.
Continue reading

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta Magacaabay Golaha Wasiirrada Maamulkiisa.

Shariif-Xasan.jpg2Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor-dhow ku dhawaaqay golaha waasiirrada maamulka uu hoggaaminayo, isagoo horay u magacaabay shan wasiir.
Continue reading

Ra’isul wasaaraha oo maanta la kulmay Ergeyga gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya.

R. Cumar_CabdirashiidRa’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mamadu Sidiku ayaa waxa Kulan ku dhexmaray Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, iyadoo kulanka ay job-joogeyaal ka ahaayeen saraakiil ka tirsan AMISOM iyo Xafiska Ra’iisul wasaaraha. Continue reading

Xeer ilalaiyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus siiyey dadka sameeya Documentooyinka been abuurka ah.

Xeer Ilaaliyaha QarankaXeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay Dadka sameeya Documentiyada Been abuurka ah Ee ka howlgala Gudaha Dalka isagoo Xeer ilaaliyuhu digniin u diray Dadkaas.
Continue reading

Dowladda Jabuuti iyo Mucaaradkeeda oo muujiyeen biseyl siyaasadeed, waxayna gaareen heshiis ku saleysan sidii awoodda dalka loo wadaagi lahaa.

Jabuuti heshiisDowladda Jabuuti iyo Isbahaysiga kasoo horjeeda ee USN ayaa heshiis ku gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalkaas, kaddib muran ka dhex-dhashay oo ka dhashay muranka doorashadii baarlamaaniga ee ka dhacday dalkaas bishii Feberaayo ee sannadkii 2013-ka.
Continue reading

%d bloggers like this: