Advertisements

Ban congratulates Somalia’s new Prime Minister, urges creation of inclusive Government.

South Korea UN Chief2 January 2015 – United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today called the new Prime Minister of Somalia, Omar Abdirashid Ali Sharmarke, to congratulate him on his recent appointment, expressing hope that he will move quickly to form an inclusive Government, with the full participation of women. Continue reading

Advertisements

Seven die in Shebab attacks in Somalia: Officials

baydhabo-janaay1Mogadishu: Six Somali soldiers and one civilian were killed in Friday in an attack by Shebab militants on a military checkpoint in Baidoa and in a car bombing in the capital Mogadishu, officials said.
Continue reading

Daawo: Xafladdii Taageerada Amb. Diinaari ee Birmingam UK.

DIINAARIXaflad balaaran oo lagu taageerayay Musharaxa Madaxweynaha maamulka Gobolada Dhexe ee Somaaliya Amb. C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa lagu qabtay magaalada Birmingham ee Dalka Ingiriska. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA XAFLADDA. Continue reading

Raashiin gargaar ah oo gaarsiiyey degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas.

Gawaari sida gargaar ahGaargaar Raashiin ah oo loogu talagalay dadka ku nool degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo kamid ah magaalooyinka ay Al-shabaab go’doomiyeen, waxaana 25 gaari waaweyn ah oo saarnaa raashiinka oo in mudda ah ku xanibnaa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Continue reading

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta kormeeray degmooyin katirsan gobolka Sh/Hoose

Taliyaha C. Asluubta.jpg1Kormeerka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guuto Xuseen Xasan Cismaan uu maanta ku tagey degmada Afgooye Ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa uu ka Bilowday xabsiga Dhexe Ee Xamar Isagoo Xarumo dhowr ah oo ay Asluubtu leedahay sii maray intii uu Jidka ku sii jiray.
Continue reading

%d bloggers like this: