Advertisements

Sawirka rasmiga ah ee Golaha Talada Xukuumadda Federaalka Switzerland.

Sawirka BundesratGolaha rasmiga ah ee Talada Xukuumadda Federaalka Switzerland oo si wadajir ah u kulmay, una fadhiistay miiska talada, Sawir xauus ahna ee sanadka cusub 2015ka isaga qaaday, tani waxaa jeclaystayMadaxweynaha Konfederaalka Switzerland Marwa Simonetta Sommaruga. Continue reading

Advertisements

Munaasabad lagu soo dhaweynayay sanadka cusub 2015ka oo xalay lagu qabtay Magaala Madaxyada Caalamka.

Sanadka cusubMunaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta sanadka cusub ee 2015ka ayaa xalay lagu qabtay Magaala Madaxyada Caalamka.
Continue reading

Dekedda Salalah ee dalka Cummaan oo ku gubatay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed.

Doon.jpg2Dekedda Salalah ee dalka Cummaan ayaa ku gubatay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed, doontan ayaa la sheegay inay la socdeen 15 qof oo shaqaale ka ahaa.

Sida la soo warramay doontan oo u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa la bad-baadiyay ka dib markii dab-xooggan uu qabsaday xilli ay ku sugnayd dekedda magaalada Salalaha ee dalka Cumaan. Continue reading

%d bloggers like this: