Daawo Isdhexgalka Bulshada kudhaqan degmada Wadajir. VIDEO

isdhexgalka bulshada

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISA BADAN

Continue reading

Kulan looga hadlayay Amniga dalka oo uu kaqeyb galay madaxweyne Xasan Sheikh.

kulan

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKA

Continue reading

Maxaad ka taqaan afarta wasiir ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

597Magacaabista wasiirada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa noqoneysa kuwii ugu horeeyay ee lagu dhawaaqo, iyadoo uu sheegay Shariif Xasan in uu soo dhameys tiri doono golihiisa wasiirrada. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA MAGACAABISTA Continue reading

R/Wasaare Cumar C/rashiid oo maanta la kulmay qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka.

R,Soomaaliya.jpg3Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kulammo la qaatay safiirrada Somalia u jooga dallaka Jabuuti, Turkiga iyo ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia. Kulamadan ayaa isugu jiray salaan, hambalyo iyo is-barasho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Continue reading

Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Muungaab.jpg18Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiya Prof. Dr. Numan Kurtulmus ayaa wuxuu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Xasan M. Xuseen”Muungaab” oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga, waxayna Ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ugu horeyso sidii loo horumarin lahaa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay ka qeybgalay kulan loogu hadlayay amniga dalka.

Madaxweynaha  Xaflad.jpg10Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogu hadlayay amniga dalka oo xalay lagu qabtay Muqdisho.
Continue reading

Madaxweynaha oo shalay ku dhawaaqay in dhammaan maamulada Dalka ka jira ay yihiin Ku-meel gaaro hoggaamiye kastana loogu yeero Madaxweyne.

Madaxweyne Xasan kismaayo.jpg5Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqday Kismaayo ayaa shalay ku dhawaaqay in dhammaan maamulada Dalka ka jira ay yihiin Ku-meel gaaro (KMG), hoggaamiye kastana loogu yeerayo Madaxweyne, sida maamulka KMG-ka ah ee Jubba wixii hadda laga billaabo la oran karin hoggaamiye, balse loogu yeerayo Madaxweyne.
Continue reading

KULAN LAGU TAAGEERAYO RA’ISAL WASAARAHA CUSUB CUMAR C/RASHIID OO GALKACYO KA DHACAY.

Screen Shot 2014-12-19 at 02.31.58

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA & SAWIRRO

Continue reading

Ciidamo gaaraya illaa 150 Boolis Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti. VIDEO

Screen Shot 2014-12-19 at 02.21.05

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA TABABARKA

Continue reading

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud oo gaaray Kismaayo.

AXMED MADOOBE IYO XASAN SHEIKH

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

R/Wasaare Cumar C/rashiid oo maanta la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya.

R. CumarRa’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom.
Continue reading

Ururka Midowga Afirka oo go’aan ku gaaray inay ka baxaan Ciidamadii ka socday dalka Sierra Leone dalka Somalia…..

Sierra Leone ArmyCiidamadii ka socday dalka Sierra Leone ee qaybta ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa dalka ka baxay maanta, waxaana la sheegay inay dalka uga baxeen go’aan kasoo baxay ururka Midowga Afrika.
Continue reading

Wasaaradda Cadaaladda oo odayaal dhaqameed u qabatay kulan loo hadlayey doorka dhaqanku ee u kala garsooridda bulshada.

oday dhaqameed.jpg3Kulankaa oo ay kasoo qeybgalay odayaal dhaqameed ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya oo taageero ka helaysa hay’ada Caalamiga ee dhinaca Sharciyada (IDLO) ee fadhigeedu yahay dalka Talyaaniga.
Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Federaalka oo maanta u kicitimay Kismaayo, si uu u Sagootiyo Ciidamada Sierra Leone oo dalka ka baxaya.

Madaxweynaha oo u dhoofayMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan Kismaayo, si uu u sagootiyo ciidamada dalka Sierra Leone ka socda ee qaybta ka ah AMISOM oo dalka ka baxaya.
Continue reading

Wakiilka Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya oo soo Dhaweeyay Magacaabista R/Wasaare C/CC Sharma’arke.

Maman SidikouErgayga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Danjire Maman S. Sidikou ayaa soo dhaweeyay magacaabista ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo uu madaxweynaha Somalia ku dhawaaqay magacaabistiisa Arbacadii shalay.
Continue reading

Further progress in human rights framework is key to Somalia’s transition – UN Independent Expert

Un GenevaGENEVA – The new United Nations Independent Expert on the situation of human rights in Somalia, Bahame Tom Mukirya Nyanduga, urged the Somali authorities and the international community to reinforce the country’s governance and safeguard its full transition to peace, stability and democracy.
Continue reading

HINDISA SHARCIYEEDKA XUDUUDAHA & FED-KA OO LOOGA HADLAY BAARLAMANKA.

Screen Shot 2014-12-17 at 23.15.33

HOOS KA DAAWO DOODA BAARLAMANKA

Continue reading

Daawo wareysigii ugu horeeyay ee Ra’isul Wasaaraha cusub ee loo magacaabay Prof. Cumar C/rashiid Cali Marma’arke.

cumar cabdirashiid

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA R/W. CUSUB

Continue reading

Ra’isul Wasaaraha cusub oo loo magacaabay mudane Cumar C/rashiid Cali Marma’arke. (VIDEO)

CUMAR ABDIRASHIID

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KUDHAWAAQIDDA

Continue reading

Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid.

Cumar-Cabdirashiid.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kaddib markii lixdii bishan ay baarlamaanka codka kalsoonida ah kala laabteen xukuumaddii Ra’iiusul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. SAWIRRO Continue reading

Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka hadlay Maamulidda hawada Soomaaliya.

W. Gaadiidka iyo Duulista.jpg5Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel oo ah Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay heshiis buuxo la gaartay madaxda Hay’ada Duulimaadyada Rayidka iyo Saadaasha Hawada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (ICAO) oo fadhigooduyahay magaalada Montreal ee dalka Canada, kaasi oo ku saabsan Maamulidda hawada Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C/rashiid.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg6Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ah ruuxa loo badinayo inuu noqdo ra’iisul wasaarihii bedeli lahaa C/weli Sheekh Axmed.
Continue reading

Wasiirrada Warfaafinta Dalka Kuwait iyo Kan Soomaaliya oo kulan ku yeesheen magaalada Kuwait.

W. warfaafinta.jpg4Wasiirka Warfaafinta Kuwait Salman Sabah Al Salem Al-Hamoud Al-Sabah ayaa magaalada Kuwait kula kulmay Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
Continue reading

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA EE BAARLAMAANKA OO KU KULMAY VILLA BAYDHABO.

Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska 1

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo Maanta barqadii soo gaaray magaalada Muqdisho.

Cumar-CabdirashiidWaxaa maanta barqadnimadii soo gaaray magaalada Muqdisho Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke oo lagu wado in loo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia, warkan ayaa maamahanba mala’awaalayey Warbaahinta ka howlgala magaalada Muqdisho. Continue reading

Ciidammada Amniga oo howl-gallo ka sameeyay magaalada Muqdisho iyo deegaanno ka tirsan Sh/Hoose.

Ciidamada XDS1Ciidammo isku-dhaf ah oo ka kooban Booliis, Nabad-sugid iyo milatari ayaa howl-gal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degaanno ka tirsan Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose.
Continue reading

Shir looga hadlayay Amniga dalka oo xalay lagu qabtay Xarunta Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka.

Stadium MuqdishoShir looga hadlayay arrimo la xiriira ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana looga hadlayay arrimo la xiriira dar-dar galinta howlaha amni sugida iyo howlgaladii maal mihii la soo dhaafay hey’adaha Ammaanka ay ka wadeen dalka iyo natiijooyinkii laga gaaray. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo Safiirka cusub ee dalka Shiinaha.

Safiirka Shiinaha.JPG1Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo mudane, warsame Geel-jire oo ah Safiirka cusub ee dalka Shiinaha uga Wakiil noqonaayo.

Kulan uu madaxweynuhu la qaatay wafdiga ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Tababar U soo xiray Guddiga maamul u sameynta Gobolada Dhexe Soomaaliya.

Wasiirka Gudaha.jpg5Tababarkii u socday Gudiga Farsamada Maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta loo soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo 13 kii Bishan uu kala qeyb galay tababarka dardaarana u jeediyay Sii hayaha Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre.
Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta la horgeeyey Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.

Barlamaanka.jpg1Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa laga hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka iyo hindise-sharciyeedka iibka qaranka, iyadoo kulankaasi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Dalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Continue reading

%d bloggers like this: