Posted on December 26, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay si rasmi ah xafiiska ula wareegay ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo ku iman doonta wada-tashi loo wada-dhan yahay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo xusay inaysan jirin wax u diidaya Wasirradii xilka banneeyay inay ka mid noqdaan xukuumadda Cusub.
Posted on December 26, 2014 by SomaliSwiss
Taliska guud ee AMISOM ayaa war ka soo saaray weerarkii Khamiistii shalay lagu qaaday Xaruntooda ugu weyn Muqdisho ee Xalane, kaas oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay Al-shabaab, waxaana xarunta gudaheeda muddo saacado ah ka socday iska-horimaad toos ah.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska guud ee AMISOM oo sheegtay in Weerarkii shalay ay uga Geeriyoodeen Saddex Askari
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Sii-haayayaasha xilalka wasaaradaha Caafimaadka ,warfaafinta, ku xigeenka wasaarada dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa maanta isbitaal ay gacanta ku hayso hay’ad laga leeyahay wadanka Masar ku booqday Faadumo Xasan Maxamuud oo ah hooyo 4 caruur ah saakay ku dhashay magaalada Muqdisho, iyagoona gaarsiiyay deeq lacageed oo ay ugu tala galeen haweeneydaasi iyo caruurteeda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiro soo booqday Haweeney 4 Caruur Ku Dhashay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Koox ka tirsan dagaalyahano Xarakada Al-shabaab ayaa waxay maanta weerar ku qaaday xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo maanta weerar ku qaaday xerada Xalane oo saldhig u ah ciidamada AMISOM.
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss

Masaajidka aya ku yaala Xaafada Nyfors  iyadoo masaajidka uu yahay Masaajidka ugu weyn ee Somaalida Eskilstuna ku dukato. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Masaajid ku yaala Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden ayaa saacad kahor gubtay
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Munaasibad oo si aad ah loo soo agaasimay oo maanta lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxaa xilka kula wareegay Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, isagoo uu kala wareegay Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, waxaana munaasabaddas ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sii hayeyaasha xilalka Wasiirrada.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo ka qeyb-galay xafladdii uu xilka kula wareegayay R.wasaare Cumar C/rashiid.
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Xaflad maanta lagu qabtay Hotelka City Place ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno katirsan golayaasha dowladda iyadoo ay goobjoog ahaayeen ehelada iyo waalidiinta caruur agoon ah oo ay xanaaneyso hay’adda Qatar Charity oo laga leeyahay wadanka Qatar ee aynu walaalaha nahay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Barlamaanka oo sheegay in Baarlamaanku dadaal u geli doono xuquuqda agoonta Soomaaliyeed
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeelada hoose waxa ay kusoo qab qabteen inkabadan 200 oo ruux kuwaasoo qaarkood tuhun lagu soo qabtay halka tiro kamid ahna ay ciidamadu mudo ku daba jireen.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada nabadsugida Qaranka oo maanta Howlgal lagu soo qabtay dadbadan ka sameeyeen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Xaflad uu xilka kula wareegayo R/Wasaaraha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kaddib markii shalay ay ansixiyeen Xildhibaanada Barlamaanka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta si rasmi ah uu Xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii Hore.
Posted on December 25, 2014 by SomaliSwiss
Qaramada Midoobay, dowladda Mareykanka iyo ururka Midowga Yurub ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay ansixinta ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay ay codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Yurub oo si wadajir ah u soo dhaweeyeen ansixinta Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.
Posted on December 24, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo khudbad ka jeediyay kulankii baarlamanka ay kalsoonida lagu siiyay ra’iisul waasare, Cumar C/rshiid Cali ayaa sheegay in isaga iyo ra’iisul wasaaraha ay si mideysan uga wada-shaqeynayaan danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in isaga iyo Ra’iisul-wasaaraha ay si mideysan uga wada shaqeynayaan danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Posted on December 24, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa horgeeyey golaha Shacabka Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, si ay u siiyaan codka kalsoonida kadib markii uu Madaxweynuhu magacaabay 17-kii bishan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/Wasaare Cumar Cabdirashid oo sheegay inuu dardar-galinayo helitaanka Siyaasad deggan oo isfaham leh, si loo gaaro higsiga 2016.
Posted on December 24, 2014 by SomaliSwiss
R/wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid ayaa saaka hor tagay Baarlamanka si uu mudanayaasha u weydiisto codka kalsoonida, islamarkaana uu ka jeediyo khudbad ku saabsan barnaamijyadiisa siyaasadeed, isagoo codka kalsoonida weydiistay mudanayaasha baarlamanka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamanka oo maanta Siiyey R/wasaare Cumar C/ Cali Sharmarke Codkii kalsoonida ee uu weydiistey.
Posted on December 23, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka dawladda Swizerland u fadhiya Soomaalia oo lakulmay madaxweynaha maamulka Puntland.
Posted on December 23, 2014 by SomaliSwiss
Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo safar shaqo ku jooga Washington ayaa waxaa uu u gudbiyey waraqahii aqoonsiga ee Somalia xubin uga noqon lahayd Ururka Maamula Isgaarsiinta Satellitya addunka, International Telecommunications Satellite Organization (ITSO). Waxay arintan gacanta Dawlada Soomaliya soo gelin doonta maamulda iyo ogolaanshaha xidig cagmaydka (Satellites) dul mara hawada dalkeena.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo maanta u gudbiyey waraqadihii aqoonsiga ay Soomaaliya uga mid noqon lahayd xubinnimada Ururka Isgaarsiinta (ITSO)
Posted on December 23, 2014 by SomaliSwiss
Guddoonka baarlamanka Soomaaliya iyo guddiyada joogtada ah ayaa maanta waxay Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaana kulankooda lagu go’aamiyay in berri oo Arbaco ah uu baarlamaanka horyimaado ra’iisul wasaaraha magaacaban, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo bartamihii bishan xilka loo magacaabay. VIDEO
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoonka baarlamanka Soomaaliya oo ka dalbaday R/Wasaare Sharma’arke inuu berri Horyimaado Baarlamaanka Soomaaliya.
Posted on December 23, 2014 by SomaliSwiss
Mr. Dominik Langenbacher oo ah Safiirka dowladda Switzerland u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta booqasho aan la sii shaacin maanta ku tegay magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Dowladda Switzerland ugu wakiilka ah Soomaaliya oo maanta Booqasho ku tegay magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.
Posted on December 23, 2014 by SomaliSwiss
Shaqaalaha Xafiiska Ra’isalwasaaraha ayaa waxaa maanta Xaflad sagootin ah u sameeyeen Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana uu kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare C/weli loo sameynayay iyo mudada xilka uu hayay wada shaqeyntii dhex martay shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaraha. VIDEO
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shaqaalaha Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo maanta Xaflad sagootin ah u sameeyeen Sii-hayaha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya.
Posted on December 22, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa maanta Tababar loo soo xiray xerada Jaziira ee duleedka Muqdisho dufcaddii labaad ee ciidamada gaarka ah Komaandooska ee Danab iyo saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda xirtaanka tababarkani ka qaybgalay madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Tababar u Xiray Ciidamo Komaandos ah Ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya.
Posted on December 22, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadallo kula yeeshay dalka Jabuuti madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabto in 2015-ka horumar wanaagsan laga gaaro wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo rajo iyo horumar wanaagsan ka muujiyay wadahadalladii u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Posted on December 22, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa xalay si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Majidka Zaa’id ee ku yaala magaalada Zürich Muxaadaro Silsilad ah oo ka socotay maalmihii Sabtida iyo Axada ahayd, oo ku beegneyd 20.12/21.12.2014. KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Masjidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich oo Xalay lagu soo gabagabeeyey Muxaadaro Silsilad ah oo Socotay dhowr maalmood.
Posted on December 21, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii dalka Jabuuti uu socdaal gaaban ku tegay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.
Posted on December 21, 2014 by SomaliSwiss
Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka socday Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay, iyada oo laga soo saraay qodobo lagu heshiiyay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo Is afgarad ku dhamaaday.
Posted on December 21, 2014 by SomaliSwiss
Danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in sannadka soo socda ee 2015-ka afrti dadweyne loo qaadayo dastuurka Soomaaliya, taasoo uu ku sheegay inay tahay mid sahli karta in dalka doorasho ay ka dhacdo sannadka 2016-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo sheegay in 2015-ka soo socda Afti loo qaadayo dastuurka Soomaaliya
Posted on December 21, 2014 by SomaliSwiss
MagaaladaMuqdisho oo xalay lagu qabtay Xaflad lagu maamusayey sanadguuradii 71-aad ee ciidanka Booliiska ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliiska Soomaaliyeed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo xalay lagu qabtay Xaflad lagu maamusayey sanadguuradii 71-aad ee ciidanka Booliiska.
Posted on December 20, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wada casumay si ay u kulmaan Madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo kann Maamulka Somaliland. Axmed Maxamed Siilaanyo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siilaanyo oo maanta wada gaaray Jabuuti, Kulan Albaabada ay u xiran yihiinna ku yeeshay……
Posted on December 20, 2014 by SomaliSwiss
Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa maanta oo ay ku beegan tahay bisha December 20, waxay magaalada Muqdisho ku xuseen 71-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegnayd sannadkii 1943-kii.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degay Sanad-guuradii 71aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay.
Posted on December 20, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa Shalay galab lagu qabtay Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich ee dalka Switzerland Muxaadaro Cinwaankeeda uu ahaa Walaaltinnimada Islaamka, waxaana Muxaadaradaas bixinayey Sheekh Cismaan Cali oo ka yimid dalka UK, waxaana martigeliyey qaar ka mid ah Culamada iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Gobolkan Zürich. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Masjidka Turkiga mgaaalada Zürich ee dalkan Switzerland oo shalay galab lagu qabtay Muxaadaro loogu hadleyey Walaaltannimada.
Posted on December 19, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA HORSEED & ELMAN
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo horyaalka Kubadda Cagta oo markii ugu horeysay ka kafurmay magaalada Muqdisho. (Horseed & Elman)
Posted on December 19, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan soodheyn loogu sameeyay Haweenka Qaranka & Gobolka Banaadir oo ka dhacay Kismaayo.
You must be logged in to post a comment.