Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo safar shaqo ku tegay wadanka Masar ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamanka, R/wasaaraha iyo masāuuliyiin kale oo ka tirsan golayaasha dowladda.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha J. F. S. ayaa booqasho laba maalmood ah ku tegay dalka Masar. isagoo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalkaasi, iyo xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta
SomaliSwissĀ Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.