Magaalada Bern ee dalka Switzerland oo lagu soo Bandhigay Saacadda Ugu Weyn Caalamka.

Sacadda ugu weynDalkan Switzerland ayaa waxaa sanad kasta dhammaadkiisa la soo bandhigaa dhacdooyinka ugu waaweynaa, ugana muhiimsanaa, sidaas darteed waxaa la soo bandhigay Saacadda ugu weyn shirkaddaTareenada Swiiska ee markii magaceeda la soo gaabiyo loogu yeero SBB.

Sacadda ugu weynSaacaddan oo nooceedu lagu sheegay Saacadda uga weyn Caalamka ayaa waxaa lagu rakibay dhismaha cusub Caalamiga ee ay shirkadda SBB ka dhisay Caasimadda dalkan Switzerland ee magaalada Bern

SomaliSwiss         Zürich

Dr. Dhicisow
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: