Munaasabad lagu taageeray musharaxa madaxweynanimo ee gobolada dhexe Amb. Diinaari oo lagu qabtay London.

13Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay Amb. C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo isagu sheegay in uu isu soo taagayo doorashada xilka madaxweynanimada ee loo sameysayo Gobolada Dhexe ee Mudug & Galgaduud. HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRRO

Munaasabaasi ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ah jaaliyadda Soomaliyeed gaar ahaan Jaaliyadda kasoo jeeda gobolada dhexe ee ku dhaqan wadankan Ingiriiska.

Sidoo kale waxaa munaasabadaasi si qota dheer looga hadlay taariikhda iyo waxqabadka Musharax Ex Ambasador Diinaari oo isagu hada ah musharax utaagan inuu qabto jagada madaxweynanimo ee maamulka loo sameynayo gobolada Dhexe.

Untitled10Untitled9 Untitled8 Untitled7 Untitled6 Untitled5 Untitled4 Untitled3 Untitled2 Untitled1 Untitled 171 21 19 18 16 15 14 13 12 11

%d bloggers like this: