Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay Amb. C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo isagu sheegay in uu isu soo taagayo doorashada xilka madaxweynanimada ee loo sameysayo Gobolada Dhexe ee Mudug & Galgaduud. HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRRO Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabad lagu taageeray musharaxa madaxweynanimo ee gobolada dhexe Amb. Diinaari oo lagu qabtay London.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray magaaladda Qaahira kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Masar. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud & wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaaladda Qaahira.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u amababaxay waddanka Masar, halkaas oo uu kula soo kulmi doono dhiggiisa dalkaasi kaddib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaasi Masar.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wofdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta u amababaxay waddanka Masar.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
SomaliSwiss Media, Waxay ogeysiinaysaa oo ugu bishaarey naysaa Dhammaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Muqdisho, Beledweyn, Baydhabo, Boosaaso, Â Boorame, Burco, Garoowe, Hargeysa iyo Kismaayo in ay u hayso fursado shaqo Weriye nimo ee magaaloyinka aan kor ku soo xusnay magacyadooda iyo meelaha u dhow ama hoos taga. HOOS AKHRI SHURUDAHA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on OGEYSIIS MUHIIM AH. (FURSAD SHAQO WERIYE-NIMO)
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho mudaniyaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominaayay guddmooiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana warbixin laga dhegeystay guddiga Maaliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya oo gacanta ku haya Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maalliyadda Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Barlamaanka oo maanta ka dooday Miisaaniyadda Sanadka 2015-ka
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Ra’isulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan Sii-hayaha Xilka Wasiirka Gaashaandhigga iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, waxaana uu ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda,Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi( Indha-Qarshe) iyo saraakiiisha qeybaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa munaasabaddaasi.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isulwasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo maanta kormeer ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay ka dalbatay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo in ay kusoo wareejiyaan Zakariye Ismaaciil oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay dowladda, iyadoo saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ay diideeen codsigaas.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Kenya oo Codsatay in loo soo wareejiyo Zakariye iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Codsigaas diidday.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho Munasabad balaaran oo lagu soo dhaweeynayay R/wasaaraha cusub islamarkaana uu ka qeybgalay madaxweynaha jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay ka qeybgalay Munaasabad lagu soo dhaweynayey R/wasaare Cumar C/Rashiid.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ayaa sheegtay in Zakariye Ismaaciil oo shalay isku soo dhiibay ciidamada dowladda uu muddo laba sano ka hor ah ka goostay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo Shaaca ka qaaday in Ninka la yiraahda Zakariye Ismaaciil uu laba sano ka hor ka Goostay Xarakada.
Posted on December 28, 2014 by SomaliSwiss
Wadada Bahnhofstrasse ee magaalada Zürich ee wadanka Switzerland ayaa si aad ah loo iftiimiyey feestooyinka Masiixiga ee Sanadkan 2014ka iyo Feestada sanadka cusub ee 2015ka.
Wadadan ayaa ah wado ka soo billaabmayso Bahnhofka weyn ee maagaalada Zürich, waxayna ku dhamaataa Balliga biya-fadhiisiga, dhirirka wadan ayaa ah 1,4 Kiiloometer.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wadada Bahnhofstrasse ee magaalada Zürich oo ka mid noqotay waddooyinka ugu Casriyeysan, ugana qiimo badan Caalamka.
You must be logged in to post a comment.