Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii argagixiso ee dhagar qabayaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in hey’addu ka hortagtay weerarkii Xalane iyo weeraro kaloo argagixiso oo lagu wax yeeleeyn lahaa ummadda Soomaaliyeed, iyadoo fashilisay shabakado argagixiso oo maleegayay dhibaatooyin ka dhan ah shacabka iyo dowladda.
War-saxaadeedka wuxuu u qornaa sidatan:
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.