Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo xusay inaysan jirin wax u diidaya Wasirradii xilka banneeyay inay ka mid noqdaan xukuumadda Cusub.

R. Cumar_CabdirashiidRa’iisul wasaaraha cusub ee Somalia mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay si rasmi ah xafiiska ula wareegay ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo ku iman doonta wada-tashi loo wada-dhan yahay.
Continue reading

Taliska guud ee AMISOM oo sheegtay in Weerarkii shalay ay uga Geeriyoodeen Saddex Askari

Maman S. SidikouTaliska guud ee AMISOM ayaa war ka soo saaray weerarkii Khamiistii shalay lagu qaaday Xaruntooda ugu weyn Muqdisho ee Xalane, kaas oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay Al-shabaab, waxaana xarunta gudaheeda muddo saacado ah ka socday iska-horimaad toos ah.
Continue reading

%d bloggers like this: