Masaajidka aya ku yaala Xaafada Nyfors  iyadoo masaajidka uu yahay Masaajidka ugu weyn ee Somaalida Eskilstuna ku dukato.
 Illo ku dhawdhaw Masaajidka ayaa ka gaabsaday Xaqiijinta  cida ka danbeyso in Masaajidka uu gubto, Ilaa iyo haatan wax wara kama soo saarin Boliiska Magaalada Eskilstuna iyo Maamulka Masaajidka.
Wargeeska ugu afka dheer ee Magaalada Eskilstuna ayaa bogiisa hore ku daabacay 13.15 saacada Sweden in  Gambaleelka Gargaarka Dabdamiska ee Eskilstuna  dhawaaqay sii loo gar gaaro gargaar dalbayaasha so dalbay caawinta.
Sido kale warar  aan la xaqiijin  ayaa sheegaya in qof uu ku dhex jiray marki uu dabka bilaabanayay.
Guud ahaan waxa  haatan gurmad  deg deg ah ku gaaray Masaajdka Somalida  Gadiidka Dabdamiska  Boliiska iyo Gawaarida bukaan qaadka ee Ambalasta lo yaqaan .
Wixi kuso kordha waa idin la so socod siin donaa.
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.