Wasiiro soo booqday Haweeney 4 Caruur Ku Dhashay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.

Haweynay 4 CaruurSii-haayayaasha xilalka wasaaradaha Caafimaadka ,warfaafinta, ku xigeenka wasaarada dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa maanta isbitaal ay gacanta ku hayso hay’ad laga leeyahay wadanka Masar ku booqday Faadumo Xasan Maxamuud oo ah hooyo 4 caruur ah saakay ku dhashay magaalada Muqdisho, iyagoona gaarsiiyay deeq lacageed oo ay ugu tala galeen haweeneydaasi iyo caruurteeda.
Continue reading

Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo maanta weerar ku qaaday xerada Xalane oo saldhig u ah ciidamada AMISOM.

Ciidamada Amisom.jpg3Koox ka tirsan dagaalyahano Xarakada Al-shabaab ayaa waxay maanta weerar ku qaaday xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Masaajid ku yaala Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden ayaa saacad kahor gubtay

1656369_1056555794369815_8958169010487036686_n

Masaajidka aya ku yaala Xaafada Nyfors  iyadoo masaajidka uu yahay Masaajidka ugu weyn ee Somaalida Eskilstuna ku dukato. Continue reading

Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo ka qeyb-galay xafladdii uu xilka kula wareegayay R.wasaare Cumar C/rashiid.

Xilwareejin.jpg7Munaasibad oo si aad ah loo soo agaasimay oo maanta lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxaa xilka kula wareegay Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, isagoo uu kala wareegay Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, waxaana munaasabaddas ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sii hayeyaasha xilalka Wasiirrada.
Continue reading

Gudoomiyaha Barlamaanka oo sheegay in Baarlamaanku dadaal u geli doono xuquuqda agoonta Soomaaliyeed

Jawaari AgoontaXaflad maanta lagu qabtay Hotelka City Place ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno katirsan golayaasha dowladda iyadoo ay goobjoog ahaayeen ehelada iyo waalidiinta caruur agoon ah oo ay xanaaneyso hay’adda Qatar Charity oo laga leeyahay wadanka Qatar ee aynu walaalaha nahay.
Continue reading

Ciidamada nabadsugida Qaranka oo maanta Howlgal lagu soo qabtay dadbadan ka sameeyeen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.

HowlgalCiidamada nabadsugida Qaranka ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeelada hoose waxa ay kusoo qab qabteen inkabadan 200 oo ruux kuwaasoo qaarkood tuhun lagu soo qabtay halka tiro kamid ahna ay ciidamadu mudo ku daba jireen.
Continue reading

R/Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta si rasmi ah uu Xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

R. Cumar_Cabdirashiid.jpg1Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Xaflad uu xilka kula wareegayo R/Wasaaraha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kaddib markii shalay ay ansixiyeen Xildhibaanada Barlamaanka.
Continue reading

Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Yurub oo si wadajir ah u soo dhaweeyeen ansixinta Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

EU-US-and-UNQaramada Midoobay, dowladda Mareykanka iyo ururka Midowga Yurub ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay ansixinta ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay ay codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: