HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKA
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka dawladda Swizerland u fadhiya Soomaalia oo lakulmay madaxweynaha maamulka Puntland.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka dawladda Swizerland u fadhiya Soomaalia oo lakulmay madaxweynaha maamulka Puntland.
Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo safar shaqo ku jooga Washington ayaa waxaa uu u gudbiyey waraqahii aqoonsiga ee Somalia xubin uga noqon lahayd Ururka Maamula Isgaarsiinta Satellitya addunka, International Telecommunications Satellite Organization (ITSO). Waxay arintan gacanta Dawlada Soomaliya soo gelin doonta maamulda iyo ogolaanshaha xidig cagmaydka (Satellites) dul mara hawada dalkeena.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo maanta u gudbiyey waraqadihii aqoonsiga ay Soomaaliya uga mid noqon lahayd xubinnimada Ururka Isgaarsiinta (ITSO)
Guddoonka baarlamanka Soomaaliya iyo guddiyada joogtada ah ayaa maanta waxay Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaana kulankooda lagu go’aamiyay in berri oo Arbaco ah uu baarlamaanka horyimaado ra’iisul wasaaraha magaacaban, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo bartamihii bishan xilka loo magacaabay. VIDEO
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoonka baarlamanka Soomaaliya oo ka dalbaday R/Wasaare Sharma’arke inuu berri Horyimaado Baarlamaanka Soomaaliya.
Mr. Dominik Langenbacher oo ah Safiirka dowladda Switzerland u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta booqasho aan la sii shaacin maanta ku tegay magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Dowladda Switzerland ugu wakiilka ah Soomaaliya oo maanta Booqasho ku tegay magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.
Shaqaalaha Xafiiska Ra’isalwasaaraha ayaa waxaa maanta Xaflad sagootin ah u sameeyeen Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana uu kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare C/weli loo sameynayay iyo mudada xilka uu hayay wada shaqeyntii dhex martay shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaraha. VIDEO
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shaqaalaha Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo maanta Xaflad sagootin ah u sameeyeen Sii-hayaha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.