Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Tababar u Xiray Ciidamo Komaandos ah Ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya.

Tababar Ciidan.jpg4Waxaa maanta Tababar loo soo xiray xerada Jaziira ee duleedka Muqdisho dufcaddii labaad ee ciidamada gaarka ah Komaandooska ee Danab iyo saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda xirtaanka tababarkani ka qaybgalay madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo rajo iyo horumar wanaagsan ka muujiyay wadahadalladii u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Madaxweyne Xasan 25.jpg3Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadallo kula yeeshay dalka Jabuuti madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabto in 2015-ka horumar wanaagsan laga gaaro wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Continue reading

Masjidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich oo Xalay lagu soo gabagabeeyey Muxaadaro Silsilad ah oo Socotay dhowr maalmood.

Muxaadaro.jpg43Waxaa xalay si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Majidka Zaa’id ee ku yaala magaalada Zürich Muxaadaro Silsilad ah oo ka socotay maalmihii Sabtida iyo Axada ahayd, oo ku beegneyd 20.12/21.12.2014. KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: