Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Madaxweyne xasan sheekh oo dalka ku soo laabtayMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii dalka Jabuuti uu socdaal gaaban ku tegay.
Continue reading

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo Is afgarad ku dhamaaday.

Heshiis Xasan iyo Siinlaayo.jpg1Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka socday Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay, iyada oo laga soo saraay qodobo lagu heshiiyay.
Continue reading

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo sheegay in 2015-ka soo socda Afti loo qaadayo dastuurka Soomaaliya

Nicholas Kay.jpg1Danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in sannadka soo socda ee 2015-ka afrti dadweyne loo qaadayo dastuurka Soomaaliya, taasoo uu ku sheegay inay tahay mid sahli karta in dalka doorasho ay ka dhacdo sannadka 2016-ka. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo xalay lagu qabtay Xaflad lagu maamusayey sanadguuradii 71-aad ee ciidanka Booliiska.

??????????????MagaaladaMuqdisho oo xalay lagu qabtay Xaflad lagu maamusayey sanadguuradii 71-aad ee ciidanka Booliiska ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliiska Soomaaliyeed.
Continue reading

%d bloggers like this: