Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siilaanyo oo maanta wada gaaray Jabuuti, Kulan Albaabada ay u xiran yihiinna ku yeeshay……

Xasan iyo SiinlaayoMadaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wada casumay si ay u kulmaan Madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo kann Maamulka Somaliland. Axmed Maxamed Siilaanyo.
Continue reading

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degay Sanad-guuradii 71aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay.

Aas-aaska Booliiska.jpg1Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa maanta oo ay ku beegan tahay bisha December 20, waxay magaalada Muqdisho ku xuseen 71-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegnayd sannadkii 1943-kii.
Continue reading

Masjidka Turkiga mgaaalada Zürich ee dalkan Switzerland oo shalay galab lagu qabtay Muxaadaro loogu hadleyey Walaaltannimada.

Muxaadaro.jpg12Waxaa Shalay galab lagu qabtay Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich ee dalka Switzerland Muxaadaro Cinwaankeeda uu ahaa Walaaltinnimada Islaamka, waxaana Muxaadaradaas bixinayey Sheekh Cismaan Cali oo ka yimid dalka UK, waxaana martigeliyey qaar ka mid ah Culamada iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Gobolkan Zürich. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: