Magacaabista wasiirada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa noqoneysa kuwii ugu horeeyay ee lagu dhawaaqo, iyadoo uu sheegay Shariif Xasan in uu soo dhameys tiri doono golihiisa wasiirrada. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA MAGACAABISTA
Wasiirada lagu dhawaaqay ayaa kala ah:=
1 Axmed Sheikh Xasan Fiqi = Wasiirka Cadaaladda & Garsoorka.
2 C/raxmaan Ibraahim Aadan =Wasiirka Arrimaha Gudaha
3 Sheikh Xasan Ibraahim Xasan = Wasiirka Maaliyadda
4 Maxamed Xasan Fiqi = Wasiirka Beeraha & Waraabka
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.