Daawo horyaalka Kubadda Cagta oo markii ugu horeysay ka kafurmay magaalada Muqdisho. (Horseed & Elman)

cayaaraha horyaalka

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA HORSEED & ELMAN

Continue reading

Kulan soodheyn loogu sameeyay Haweenka Qaranka & Gobolka Banaadir oo ka dhacay Kismaayo.

haween kismaayo

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Daawo Isdhexgalka Bulshada kudhaqan degmada Wadajir. VIDEO

isdhexgalka bulshada

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISA BADAN

Continue reading

Kulan looga hadlayay Amniga dalka oo uu kaqeyb galay madaxweyne Xasan Sheikh.

kulan

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKA

Continue reading

Maxaad ka taqaan afarta wasiir ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

597Magacaabista wasiirada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa noqoneysa kuwii ugu horeeyay ee lagu dhawaaqo, iyadoo uu sheegay Shariif Xasan in uu soo dhameys tiri doono golihiisa wasiirrada. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA MAGACAABISTA Continue reading

R/Wasaare Cumar C/rashiid oo maanta la kulmay qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka.

R,Soomaaliya.jpg3Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kulammo la qaatay safiirrada Somalia u jooga dallaka Jabuuti, Turkiga iyo ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia. Kulamadan ayaa isugu jiray salaan, hambalyo iyo is-barasho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Continue reading

Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Muungaab.jpg18Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiya Prof. Dr. Numan Kurtulmus ayaa wuxuu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Xasan M. Xuseenâ€Muungaab†oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga, waxayna Ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ugu horeyso sidii loo horumarin lahaa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay ka qeybgalay kulan loogu hadlayay amniga dalka.

Madaxweynaha  Xaflad.jpg10Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogu hadlayay amniga dalka oo xalay lagu qabtay Muqdisho.
Continue reading

Madaxweynaha oo shalay ku dhawaaqay in dhammaan maamulada Dalka ka jira ay yihiin Ku-meel gaaro hoggaamiye kastana loogu yeero Madaxweyne.

Madaxweyne Xasan kismaayo.jpg5Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqday Kismaayo ayaa shalay ku dhawaaqay in dhammaan maamulada Dalka ka jira ay yihiin Ku-meel gaaro (KMG), hoggaamiye kastana loogu yeerayo Madaxweyne, sida maamulka KMG-ka ah ee Jubba wixii hadda laga billaabo la oran karin hoggaamiye, balse loogu yeerayo Madaxweyne.
Continue reading

%d bloggers like this: