Further progress in human rights framework is key to Somalia’s transition – UN Independent Expert

Un GenevaGENEVA – The new United Nations Independent Expert on the situation of human rights in Somalia, Bahame Tom Mukirya Nyanduga, urged the Somali authorities and the international community to reinforce the country’s governance and safeguard its full transition to peace, stability and democracy.
Continue reading

HINDISA SHARCIYEEDKA XUDUUDAHA & FED-KA OO LOOGA HADLAY BAARLAMANKA.

Screen Shot 2014-12-17 at 23.15.33

HOOS KA DAAWO DOODA BAARLAMANKA

Continue reading

Daawo wareysigii ugu horeeyay ee Ra’isul Wasaaraha cusub ee loo magacaabay Prof. Cumar C/rashiid Cali Marma’arke.

cumar cabdirashiid

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA R/W. CUSUB

Continue reading

Ra’isul Wasaaraha cusub oo loo magacaabay mudane Cumar C/rashiid Cali Marma’arke. (VIDEO)

CUMAR ABDIRASHIID

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KUDHAWAAQIDDA

Continue reading

Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid.

Cumar-Cabdirashiid.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kaddib markii lixdii bishan ay baarlamaanka codka kalsoonida ah kala laabteen xukuumaddii Ra’iiusul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. SAWIRRO Continue reading

Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka hadlay Maamulidda hawada Soomaaliya.

W. Gaadiidka iyo Duulista.jpg5Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel oo ah Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay heshiis buuxo la gaartay madaxda Hay’ada Duulimaadyada Rayidka iyo Saadaasha Hawada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (ICAO) oo fadhigooduyahay magaalada Montreal ee dalka Canada, kaasi oo ku saabsan Maamulidda hawada Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C/rashiid.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg6Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ah ruuxa loo badinayo inuu noqdo ra’iisul wasaarihii bedeli lahaa C/weli Sheekh Axmed.
Continue reading

Wasiirrada Warfaafinta Dalka Kuwait iyo Kan Soomaaliya oo kulan ku yeesheen magaalada Kuwait.

W. warfaafinta.jpg4Wasiirka Warfaafinta Kuwait Salman Sabah Al Salem Al-Hamoud Al-Sabah ayaa magaalada Kuwait kula kulmay Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
Continue reading

%d bloggers like this: