Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo Safiirka cusub ee dalka Shiinaha.

Safiirka Shiinaha.JPG1Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo mudane, warsame Geel-jire oo ah Safiirka cusub ee dalka Shiinaha uga Wakiil noqonaayo.

Kulan uu madaxweynuhu la qaatay wafdiga ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Tababar U soo xiray Guddiga maamul u sameynta Gobolada Dhexe Soomaaliya.

Wasiirka Gudaha.jpg5Tababarkii u socday Gudiga Farsamada Maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta loo soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo 13 kii Bishan uu kala qeyb galay tababarka dardaarana u jeediyay Sii hayaha Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre.
Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta la horgeeyey Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.

Barlamaanka.jpg1Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa laga hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka iyo hindise-sharciyeedka iibka qaranka, iyadoo kulankaasi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Dalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Continue reading

War-saxaafadeed : Xisaabiyaha Guud oo ka hadlay Daahfurnaanta Hantida Qaranka.

WarsaxaafadeedWar-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xisaabiyaha guud ee Dowladda ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka daneynaya in ay wax ka ogaadaan la socodka dhaq dhaqaaqa Hantida Qaranka. Continue reading

%d bloggers like this: