Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Switzerland in lagu qaban doono Magaada Zürich ee Dalka Switzerland Kulan ku saabsan Muxaadaro Diini ah, waxaana loogu magac daray:
Kulan.diineedka Sanadkan 2014ka, waxaa lagu soo martiqaaday Culumada kala ah :
Dr. Sh. Cismaan Cali Faarax oo ka imaanaya Britain (UK)
Sh. Cismaan X. Yuusuf ” Usuuli”  ”  ”   ”    ”    ”   (UK) Â
Sh. C/salaam Abdullahi Shiino ”   ”   ”  ”   ”   ” (Sweden)Â
Taariikhda iyo Waqtiga la qabanaayo
JIMCAHA: 19/12/2014, Saacadda Waa 16.30 – 19.00 Saac
Meesha lagu qabanaaya waa Masjidka Turkiga (Hauptbanhof)
Sidoo kale Taariikhda iyo Waqtiga
20/12/ – 21/12/ 2014
SABTIDA: Saacadda waa 10.00 – 19.00 Saac
AXADDA: 15.00 – 19.00 Saac
Meesha lagu qabanaaya waa Masjidka
Sh. Zayed Zentrum, RötelStrasse 86 Zürich
Sidaas iyo ka qaybgal Wacan.
Maamulka Kulanka Saad Subaan
SomaliSwiss Zürich SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.