Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta su’aallo weydiiyay Xeer ilaaliyaha guud iyo Hanti dhawrka Qaranka.

Barlamaanka Soomaaliya.JPG3Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aallo weydiiyay xeer ilaaliyaha guud iyo Hanti dhowrka Qaranka, kaddib markii looga yeeray kulankii baarlamaanka ee maanta.
Continue reading

Ogeysiis ku saabsan Kulan Muxaadaro Diini ah oo lagu qaban doono Magaada Zürich ee Dalka Switzerland.

ogeysiisWaxaa la Ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Switzerland in lagu qaban doono Magaada Zürich ee Dalka Switzerland Kulan ku saabsan Muxaadaro Diini ah, waxaana loogu magac daray: Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo maanta daah furay howlaha dariseynta Gobolka Benaadir

DereseyntaGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta daah furay howlaha dariseynta degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo isla maanta uu ka bilowday degmada Waaberi. Continue reading

Koox ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku qaadday deegaanka Raage-ceelle oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe

Al-Shabaab_militantsKoox ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Raage-ceelle oo ka mid ah deegaannada gobolka Shabeellada Dhexe. Continue reading

Ciidanka booliiska oo xalay baaritaan ka sameeyay Afarta waaxood degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Howlgal-Booliis.jpg1Ciidanka booliiska oo howlgal dad lagu soo qab qabtay xalay ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Continue reading

%d bloggers like this: