Magaalada Zürich oo Maqrabnimaadi Jimca, Sabti soo geleyso ka dhacay Bannaan-bax khasaaro geystay.

Demo ZürichWaxaa Galabnimaadi Jimca Sabti Soo geleyso Magaalada Zürich ka dhacay Bannaan-badbax geystay khasaaro culus, waxaana khasaarahaas uu soo gaaray Dukaamo laga jijibiyey miraayadihii, lagana bililiqaystay goobaha ganacsiga lacagoo aad u farabadan, dabna Qaabdsiiyay baabuur tiilay Baarkiinada Wadooyinka.

Demo Zürich.jpg1Sidoo kale waxaa lagu soo warramay in dhawacyo ay soo Gaareeyn 7ba Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska.
Dadka Bannaan-baxan dhigayey ayaa la sheegay in badinkooda ay wijigooda duubnaayeen,si aan loo garan, waxayna dhacdan ay ka dhacaday deegaanada Kreise 4aad iyo 5aad. Waa Aagga Langestrasse iyo Milatärstrasse.
Demo ZürichSida ay sheegeen Booliska degmada Zürich Dibadbaxan ayaa ahaa mid sharci darro ah, waayo dadka bannaan baxayey fasax kama haysan Maamulka degmada Zürich (Stadt Zürich), sidoo kale Booliska waxay sheegeen inay qab-qabteen qaar ka mid ah Raggii sameynayey dibadbaxa gacan ka hadalka ahaa.

Demo Zürich.jpg2SomaliSwiss  Zürich
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: