Posted on December 13, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa Galabnimaadi Jimca Sabti Soo geleyso Magaalada Zürich ka dhacay Bannaan-badbax geystay khasaaro culus, waxaana khasaarahaas uu soo gaaray Dukaamo laga jijibiyey miraayadihii, lagana bililiqaystay goobaha ganacsiga lacagoo aad u farabadan, dabna Qaabdsiiyay baabuur tiilay Baarkiinada Wadooyinka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Zürich oo Maqrabnimaadi Jimca, Sabti soo geleyso ka dhacay Bannaan-bax khasaaro geystay.
Posted on December 13, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo uu aqbalay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhanka kale mudaneyaal ka tirsan barlamaanka ay Mooshin ka dhan ah Xeer Ilaaliyaha Qaranka u gudbiyeen guddoonka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay sharciga ilaalinta xuquuqda carruurta
Posted on December 13, 2014 by SomaliSwiss
Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee ugu horreeyay oo uu ku tegay dalka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Khabiirka Madaxabanaan oo Dowladda Federaalka ku boorriyay inay xaqiijinta halbeegyada caalamiga ah ee xuquuqul insaanka
Posted on December 13, 2014 by SomaliSwiss
Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta u yeeray Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Hanti-dhowrka guud ee dalka, si su’aalo looga weydiiyo arrimo la xiriira xafiisyadooda, sida uu kulankii baarlamaanka Soomaaliya uu maanta yeeshay ka sheegay guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mas’uuliyiinta Xeer-ilaalinta Guud iyo Hanti-dhowrka Qaranka oo maanta looga yeeray Baarlamaanka.
You must be logged in to post a comment.