Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo maanta la kulmay gudiyada joogtada ah ee Baarlamanka

Guddiga Joogtada Barlamaanka.JPG6Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho gudiyada joogtada ah ee baarlamanka oo shir gudoomiyay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, waxaa Kulankan soo xaadiray dhamaan gudoomiyayaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamanka. Continue reading

Qaramada Midoobay oo Beesha Caalamka ka dalbatay 863-milyan oo doollar, si loogu caawiyo Malaayiin Soomaali ah

Stéphane Dujarric UnQaramada Midoobay ayaa dalbatay 863-milyan oo doollar oo si deg-deg ah loogu caawinayo 2.7 milyan qof oo Soomaali ah oo u baahan gargaar deg-deg ah sida uu sheegay afhayeenka Qaramada Midoobay, Stéphane Dujarric. Continue reading

Qoysas ku nool Tuulooyin ka tirsan degmada Jowhar oo la siiyey deeq xoolo nool ah.

Xoolo deeq ah.jpg2Hay’adda samafalka ee Kaashif ayaa xoolo nool u qaybisay qoysas dan yar ah oo ku nool tuulooyinka Buulo Sheekh iyo Xaanshooley ee ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dadka ka faa’iideystay xoolaha loo qeybiyey ayaa iskugu jiray dad da’ah, haween iyo qoysas sabool ah. Continue reading

%d bloggers like this: