Magaalada New York oo qiimaha Benziinka uu ka hoos maray $60 Dollar, halkii Barmiil.

Betroil12 Dicembre 2014 Magaalada New York ayaa qiimaha Benziinka uu ka hoos maray $60 Dollar halkii Barmiil.

Waa markii ugu horreysay oo hoos uga dhaco laga soo billaabo Sanadka markuu ahaa 2009ka ila 2014ka, waxaana maanta Suuqyada Caalamka lagu kala gadanayey halkii Barmiila $59,95 Dollar.
Source : sda-ats
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: