Mrs Simonetta Sommaruga oo loo sameeyey Xafladdii Caleema Saarka Madaxweyninnimo Switzerland ee Sanadkan 2015ka

Swiss Presidentin.jpg212 Dicembre 2014 – Haweynay magaceeda la yiraahda Simonetta Sommaruga oo Wasiiradda Cadaaladda iyo Boliiska ayaa loo doortay inay noqoto Madaxweynaha Kaltanka ee Wadanka Switzerland ee Sanadkan 2015ka. Continue reading

Magaalada New York oo qiimaha Benziinka uu ka hoos maray $60 Dollar, halkii Barmiil.

Betroil12 Dicembre 2014 Magaalada New York ayaa qiimaha Benziinka uu ka hoos maray $60 Dollar halkii Barmiil. Continue reading

Siihayaha Wasaaradda Haweenka oo sheegtay in Agaasimihii guud Wasaarada uu u xiran yahay Hanti-dhowrka Qaranka.

Wasiirka Haweenka.jpg1Sii-hayaha wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in agaasimihii guud ee wasaaradda Haweenka, Maxamed Cumar oo xalay lagala baxay gurigiisa uu u xiran yahay dowladda Soomaaliya. Continue reading

Dad ku sumoowey Biyo ay Cabeen oo ku geeriyooday Degmada Yaaqshiid G/Banaadir.

ceel-biyoodWar goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ay 8 Qof ay geeriyoodeen halka dad kale oo 100 Ku dhaw ay la il-daranyihiin xaalad caafimaad darro oo ka dhalatayay biyaha sumeysan ee ay cabbeen.
Continue reading

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay Kalsooni kala laabashadii Xukuumadda.

Golaha Amaanka QMGolaha Ammaanka ee QM ayaa xalay ka hadlay arrimaha Soomaaliya, sida kalsooni kala laabashadii ra’iisul wasaarihii hore iyo xukuumaddiisa iyo weliba xaaladaha siyaasadeed ee dalka. Continue reading

Agaasime ka tirsan wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo xalay Kooxo hubeysan gurigiisa kala baxeen.

Agaasime W. HaweenkaKooxo hubeysan oo aan hayntooda la garanayn ayaa xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxay agaasimihii waaxda haweenka ee wasaaradda arrimaha haweenka iyo xuquuqda aadanaha Somalia, Maxamed Cumar Maxamed. Continue reading

%d bloggers like this: