Xoghayaha Guud ee QM oo maanta ka hadlay Maalinta Xuquuqda Aadanaha Caalamka.

Banki Moon.jpg2Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa ka hadlay maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha oo ku beegan maanta oo ay bisha December ku beegan tahay 10, isagoo xusay inuu cambaareynayo maamullada diida xuquuqda qof kasta ama koox kasta. Continue reading

Muqdisho oo Laga Xusay Maalinta Xuquuqda Aadanaha.

Wasiirka Haweenka.jpg2Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-ka December oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday maalinta xaquuqul insaanka, iyadoo munaasabadaasi ay soo qaban qaabisay wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul insaanka oo gacan ka heleysa xafiiska Q.M u qaabilsan Soomaliya. Continue reading

Siihaya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo tababar u xiray Shaqaale ka tirsan Hay’adaha Maaliyadda dowladda.

Wasiirka Maaliyadda.JPG1Siihaya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane iyo ayaa maanta tababar u soo xirtay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaha dowladda, gaar ahaan waaxaha Maaliyadda; Continue reading

Milateriga Soomaaliya oo sheegay inay xubno ka tirsan Al-shabaab ay soo galeen Muqdisho.

Saraakiisha XDTaliska Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay inay soo galeen Muqdisho xoogag ka tirsan Al-shabaab si ay falal amni-darro uga abuuraan, kaddib markii milaterigu ay hay’adaha kala duwan ee ammaanka ku wareejiyeen dhowr saldhig oo ay Muqdisho ku lahaayeen.
Continue reading

Shir looga hadlayo dhibaatooyinka heysta qaxootiga Qaarada Afrika oo maanta lagu soo gebagebeeynayo Adis’ababa

Qaxootiga JowharShir looga hadlayo dhibaatooyinka heysta qaxootiga Qaarada Afrika ayna ka qeybgalayaan wakiillo ka kala socda baarlamaanada Afrika ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gebagebeeyo magaada Adis’ababa ee dalka Ethiopia.
Continue reading

Xildhibaan Dhalxa oo sheegay in Mudanayaasha Baarlamaanka wadamada Jaamacadda Carabta ay doorteen Guddoon cusub.

prof. dhalxa.jpg1Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa maanta la hadlay qaar ka mid Warbaahinta Soomaaliya ayaa sheegay in Shirka Baarlamaannada wadamada Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Qaahira ee dalka Masar, wuxuuna sheegay in shirkaas lagu wado in maanta la soo gebagebeeyo. Continue reading

%d bloggers like this: