Posted on December 9, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyey, qeyb ka mid ahna ay weli ka socdaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Posted on December 9, 2014 by SomaliSwiss
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigtay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa dilalka suxufiyiinta oo lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka oo maanta soo bandhigtay Horjooge Xasan Xanafi.
Posted on December 9, 2014 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo oo dad badan lagu soo qabtay ka wada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Beydhabo oo ka socda Howl-gallo ballaaran dad iyo hub lagu soo qab-qabtay.
Posted on December 9, 2014 by SomaliSwiss
Maanta oo ah 9ka bisha Dec, 2014 oo loo asteeyey maalinta caalamiga ah ee la-dagaalanka musu-maasuqa, sidaas awgeed, Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay in musuq-maasuqu uu yahay arrin muuqata oo ka jirta dunida kaasoo dhibaato ba’an u geysata dadka saboolka ah, curyaamisa kobaca dhalqaale ee ka dhexeeya dadka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay oo ka hadashay la-dagaalanka Musuqmaasuqa ka jira qaar ka mid ah Wadamada Caalamka.
You must be logged in to post a comment.