Telefeeshinka Qaranka SNTV oo laga daawaday Barnaamij Xiiso badan…

sntv logoTelefeeshinka Qaranka sntv oo laga daawaday Barnaamij Xiiso badan oo ka hadlaya qaabka Xarakada Al-shabaab weerarada u fuliyaan iyo sida loo fashiliyay hagar-daamadooda. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA XIISO LEH.

Daawadayaasha sharafta leh meel walba oo joogtaan waxaa halkan idinkugu soo gudbinaynaa Muuqaal xiiso badan oo lagu kashifayo Macluumaad badan oo ku saabsan Dilal iyo weeraro qorshaysan oo Dalka laga fuliyay.

Daawadayaasha Muwaadiniinta ah waxaa ka codsanaynaa in ay si fiican u dhuuxaan ayna dareemaan in Xarakada Al-Shahaab siyaabo badan u qorsheenayaan in ay kuu dilaan ama kuu hagar-daamiyaan.

Sidoo kale Shabakada SomaliSwiss Media waxay ugu horreyntii u diraysaa boogaadin iyo hambalyo Ciidamadda Nabad Sugidda Qaranka iyo Warbaahinta Qaranka sida Telefeeshinka sntv iyo Radio Muqdisho.

Haddaba Maamulka SomaliSwiss Media, wuxuu ka soo qaatay Warbaahinta Qaranka Video-ga ka hadlayaa Barnaamijka dhagarta Al-shabaab, si ay ugu gudbiyaan Akhristaxaasha shabakada SomaliSwiss Media.
Daawasho Wacan:

SomaliSwiss Zürich
SomaliSwiss@hotmail.com

//

%d bloggers like this: