Posted on December 8, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjirayaasha dowladaha iyo ururada caalamka u jooga Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha JF Soomaaliya oo maanta la kulmay qaar ka mid ah wakiilada Beesha Caalamka u Fadhiya Soomaaliya.
Posted on December 8, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Switzerland, Sweden ee Soomaaliya, Mikael Lindvall iyo ergeyga QM ee Soomaaliya, Nicholas Key.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Switzerland, Sweden & Ergeyga QM ee Soomaaliya.
Posted on December 8, 2014 by SomaliSwiss
Tababar lagu baranayay maamul wanaaga iyo hanaanka doorashooyinka ayaa lagu soo geagebeeyay magaalada Muqdisho, Munaasabaadaan oo lagu soo xirayay tababar muddo 24 cisho ah uga soconayay magaalada Muqdisho 164 qof oo isugu jiray shaqaalaha dowlada Hoose ee Xamar iyo maamullada degmooyinka Gobolka Benaadir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tababar aqoon kororsi ah oo lagu baranayay maamul wanaagga oo Xalay lagu soo gabagabeeyey magaalada.
Posted on December 8, 2014 by SomaliSwiss
Telefeeshinka Qaranka sntv oo laga daawaday Barnaamij Xiiso badan oo ka hadlaya qaabka Xarakada Al-shabaab weerarada u fuliyaan iyo sida loo fashiliyay hagar-daamadooda. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA XIISO LEH.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Telefeeshinka Qaranka SNTV oo laga daawaday Barnaamij Xiiso badan…
Posted on December 8, 2014 by SomaliSwiss
Xidlhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sharci-darro ku tilmaamay qoraalkii amarka ahaa ee kasoo baxay xafiisyada xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo kan Hanti-dhowrka guud, kaasoo lagu sheegay inaanay safar dibadeed u bixi karin wasiirradda xukuumaddii la riday inta ay xilalka ka wareejinayaan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah Xildhibaannada Soomaaliya oo Sharci-darro ku Tilmaamay Amarkii la Dul-dhigay golihii Wasiirrada….
You must be logged in to post a comment.