Magaalada San Gallen oo lagu qabtay Kulan lagu Uruurunayey Sadaqo lagu gargaaraya dadka ku dhibaataysan gudaha dalka Soomaaliya.

Iftin.jpg6Waxaa habeenkii Axadda ahayd magaalada San Gallen ee Kantonka Bariga Swisska lagu qabtay Kulan looga hadlayey sidii gargaar loogu ururuurin lahaa dadka soomaaliyeed ee ku dhibaataysan gudaha dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE
Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cabdiwali Sheekh oo soo dhaweeyey go’aankii ay qaateen xildhibaanda Baarlamaanka.

Xasan_Sheekh_&_Cabdiweli_SheekhRa’iisul Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay kalsoonida kala noqdeen xukuumadda.
Continue reading

Xeer-Ilaaliyaha iyo Hanti-dhowrka Guud Qaranka oo sheegay inay jiraan wasiirro hore oo iska-haysta ama boobay hantidii Qaranka.

Xeer-ilaaliyaha-QarankaXeer ilaaliyaha Qaranka, Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in sababta ay u soo rogeen amarka ah inaysan wadanka ka dhoofi karin wasiirrada xukuumaddii kalsoonida wayday ay tahay, si hantida Qaranka loo ilaaliyo.
Continue reading

Wadamada Itoobiya & Kenya oo ku heshiiyay inay dhisaan ciidan wadajir ah oo ka howlgala Xaduudaha Saddax geesoodka ah.

William Ruto.jpg2Wadamada Itoobiya iyo Kenya ayaa la sheegay inay ku heshiiyeen inay sameeyaan ciidammo gaar ah oo ka howlgala Koonfurta Somalia, si ay uga hortagaan weerarrada ay Al-shabaab geysanayso. Continue reading

Hay’adda qoxootiga Adduunka ee UNHCR oo sheegtay inay si tijaaba ah dib ugu soo celinayso Soomaaliya 100 qof qoxooti Soomaaliyeed ah.

UNDPHay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qoxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa shaacisay in si tijaaba ah ay dib ugu soo celinayso 100 qof oo qoxooti Soomaaliyeed ah oo ka mid ah kuwa ku nool xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.
Continue reading

%d bloggers like this: