Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss
Somalia’s prime minister has lost his job after members of the parliament voted on a no-confidence motion against him, Al Jazeera has learned. The parliament voted on Saturday to oust Abdiweli Sheikh Ahmed, who had a falling out with the President Hassan Sheikh Mohamud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia’s prime minister has lost his job after members of the parliament voted on a no-confidence motion against him.
Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo dib u hanatay maamulka hawada dalka oo dhan.
Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamul goboleedka Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa ku faanay in ciidamada maamulkiisa oo noocyo kala badan leh ay awood u leeyihiin in ay daqiiqad ku qabsan karaan Xamar, hase yeeshee aysan taasi rabin in ay sameeyaan, isla markaana ay deris oo kale u ixtiraamayaan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamul goboleedka Somaliland oo sheegay in ay daqiiqad ku qabsan karaan Muqdisho.
Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss
Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aankii maanta ay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, isagoo balan qaaday in uu soo magacaabi doono Ra’iisul wasaare sida ugu dhaqsiyaha badan. HOOS KA DHAGEYSO HADALKA MADAXWEYNAHA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha oo soo dhaweeyay go’aankii baarlamaanka ee kalsooni kala noqoshada Xukuumadda RW. C/weli Sheikh.
Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon ayaa u magacaabay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Zimababwe.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha Guud ee QM oo Magacaabay ku Xigeen cusub ee Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Posted on December 6, 2014 by SomaliSwiss
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxaa ay codkii kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta codkii kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli.
You must be logged in to post a comment.