Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray caawa ku sheegay inaan la ruqseyn karin, la magacaabi karin, isla markaana la dallacsiin Karin shaqaalaha wasaaradaha xukuumadda, isagoo wareegtada ku sheegay inay sharci darro tahay, haddii aan lagu soo saarin Faafinta rasmiga ee qaranka.
Wareegtadan waxay u qornayd sidatan:
SomaliSwiss     Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.