Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta ka Doodista Mooshinkii keenay khilaafaadka Madaxda Dowladda.

???????????????????????????????Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay ka doodista mooshinka ka dhanka ah ra’iisul waasaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed, iyadoo markii uu kulanku furmay la akhriyay magacyada 138 xildhibaan oo saxiixay mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Continue reading

Wafdigii ka socda Jaamacadda Carabta iyo Madaxda Dalka oo ka Wada hadlay xaaladda Soomaaliya.

Madaxda Dalka Xasan iyo AbdiweliWafdiga ka socda Jaamacadda Carabta oo uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimha Dibadda dalka Kuweiyt Sheekh Sabaax Khaalid Xaamid Al Sabaax ayaa waxa kulan ay la qaateen madaxda ugu sareysa dalka oo ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira arrimaha Soomaaliya.
Continue reading

Madaxweyne Xasan iyo R/Wasaare C/weli oo maanta kula kulmay Muqdisho Wafdi ka socda Jaamacada Carabta.

madaxda Sare Qaranka.jpg4War hadda naga soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan C/lle Cismaan Aadan Cadde ayaa waxaa uu ku waramayaa in Daqiiqado ka hor ay soo caga dhigatay Diyaaradii siday Wafdi Heer caalami ah oo ka socda Jaamacada carabta kaas oo uu hogaaminayo Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Ahna Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Kuwait.
Continue reading

Golaha Amaanka QM iyo Xoghayaha Guud oo cambaareeyey Weerarkii shalay lagula beegsaday shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay.

Former US President Bill Clinton (L, oppGolaha Amaanka & Xoghayaha Guud ee QM ayaa si wadajir ah u muujiyay sida ay uga xunyihiin qaraxyada ay Al-shabaab ka geysanayso Muqdisho iyo weerarkii shalay Muqdisho lagula beegsaday kolonyada gaadiidka ah ee ay wateen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca. Continue reading

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay sadex qof oo laba ka mid ah Askari ahaayeen.

Dil toogasha ah.jpg7Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia ayaa saaka oo Khamiis ah dilal toogasho ah ku fulisay saddex ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen askar, halka ruuxa kalena la sheegay in uu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: