Madaxweynaha maamul goboleedka 3-da gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Sheikh Aadan ayaa caleemo-saar ay madax badan kasoo qeyb galeen loogu sammeeyay maagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo madaxdii ka qeyb gashay Caleema saarkiisa uu ugu weynaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. SAWIRRO
Sidoo kale waxaa halkaasi isugu tagay madax ka kala socotay inta badan maamul goboleedyada kajira dalka.
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.