Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Soomaaliya oo Maanta Caleema saar loogu sameeyay magaalada Baydhabo.

caleemoMadaxweynaha maamul goboleedka 3-da gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Sheikh Aadan ayaa caleemo-saar ay madax badan kasoo qeyb galeen loogu sammeeyay maagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo madaxdii ka qeyb gashay Caleema saarkiisa uu ugu weynaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. SAWIRRO Continue reading

Isbadalka & Horumarka ay qurba joogta Soomaalida ka sameeyeen caasimadda Muqdisho, kadib markii ay dib ula tageen ganacsi baaxad leh.

NASRA

HOOS KA DAAWO HORUMARKA CAASIMADDA

Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta gaaray magaalada Baydhabo, si uu uga qaybgalo Xafladda caleema saarka Madaxweynaha maamulka Koonfur.

Caleemo saar Shariif Sakiin.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Bay, halkaasi oo lagu qabtay Xafladda caleema saarka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimada bulshada halkaasi wada degta.
Continue reading

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Qarax.jpg5Qarax Ismiidaamin ah ayaa maanta ka dhacay Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Qaraxan oo uu fuliyay naftii halige ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka dhacay ka soo horjeedka dhismihii hore ee Somali Airline ee aada dhanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

Hees Cusub Ixtiraam iyo Isu Tanaasul By Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad 2014

AXMED NAAJI SACADFannaanka weyn ee Qaranka Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa Hees qiira leh oo Madaxda dalka & Umadda Soomaaliyeed ugu baaqeysa in ay isu tanaasulaan uqaaday. Taasoo lagu magacaabo Ixtiraam & Isutanaasul Erayada, Laxanka, Musiga iyo Codkaba waa Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad. Farsamada Video-gana waa Yusuf Garabey Daawasho wacan. HOOS KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL VIDEO AH Continue reading

%d bloggers like this: